Amiirka Qadar oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Somalia u fadhinaya Qadar

Amiirka dalka Qadar Sheekh Tamim bin Xamad Al Thani ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo waxa uu ka gudoomay Safiirka cusub ee dowlada Soomaaliya u magacawday in uu u fadhiyo dalka Qadar. Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Qadar C/risaaq Faarax Cali ayaa gaaray magaalada Doha ee caasimada dalka Qadar, waxaana safiirka qasriga dalkaasi looga … Continue reading Amiirka Qadar oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Somalia u fadhinaya Qadar